Axmed Madoobe oo kulan la qaatay Xildhibaanada iyo Wasiiradda Jubbaland ku metala DF (Sawirro)

Madaxweynaha  Jubaland Mudane H.E Ahmed Mohamed Islaam ayaa kulan casho sharaf ah la qaatay Xildhibaanada Baarlamaanka ee laga soo doortay Jubaland iyo qaar kamid ah xubnaha Xukuumada ku matala Dowlada Jubaland. Kulankan ayaa ahaa kala warqaadasho iyo dardaaran uu Madaxweynahu la qaatay masuuliyiinta kala duwan ee Jubaland ku matala Dowlada Federaalka ah ee Soomaaliya. Kulanka … Continue reading Axmed Madoobe oo kulan la qaatay Xildhibaanada iyo Wasiiradda Jubbaland ku metala DF (Sawirro)